Sidee Hooyada dhashay hogaamiyaha Boko Haram u aragtaa falalka uu gacmaha kula jiro wiilkeeda? (Daawo Sawirro)

Hooyada dhashay ninka ah hoggaamiyaha kooxda Boko Xaraam Abubakar Shekau ayaa ka hadashay dhibaatooyinka wiilkeeda uu ka wado dalka Nigeria, waxayna sheegtay in dhibaatooyin badan uu ka geystay dalkaas. Falmata Abuubakar ayaa sheegtay in muddo 15 sano ah aysan indho saarin wiilkeeda, waxayna intaas ku dartay “Waxaan rajaynayaa in uu Alle soo hanuuniyo”. “Haa waa … Continue reading Sidee Hooyada dhashay hogaamiyaha Boko Haram u aragtaa falalka uu gacmaha kula jiro wiilkeeda? (Daawo Sawirro)